20,000 kun oo dollar Kaalinta 1aad Tartanka Quraanka Kariimka ah ee uu hirgaliyay Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud waxaa galay Majiidu Raxmaan Maxamed Cabdullaahi. Madaxweynaha ayaa sheegay in halyeeyadan ka socda gobollada dalka oo idil ay ka turjumayaan dhaqanka Soomaaliyeed ee ku saleysan diinta Islaamka iyo wanaagga, dowladnimadana ay aas-aas u tahay ilaalinta diinta iyo ku dhaqanka shareecadda Islaamka.
Maasha allah soo qor
Sii faafi dhiiri galin ha unoqoto